Posts

Boqorkii Sideedaad

Image
                                                                                                        24/September/2016 Hooyaddii waxa ay ka soo jeeday dhalasho ahaan dadka Giriisiga (Greece) ee ku nool dalka Giriiga, waxaanu ku dhashay dalka Kanada, laakiinse, dhalasho ahaan waxa uu ka soo jeeday dadka Jerokee (Cherokee) ee ku nool dalka Jarmalka. Waxaanu ka mid noqday Boqoraddii hore ee ka soo taliyey dalka Kanada (Canada), Boqorku waxa uu had iyo jeer dadkiisa kala hadli jiray goob fagaare ah oo aad u qurux badnayd kuna beernaayeen dhir iyo doog qurux-badan oo si fiican loo illaaliyey,  isla- wakhtigaas, khudbadihii halkaasi uu ka  jeedin jiray waxa ay ahaayeen murti iyo hadalo aadd u qiimo badnaa, laak...

Anniga Iyo Cimiladdii Ayaa Heshiin Waayey

Image
                                                                                                                   6th /September/2016 Xeel-dheere ku takhakhusay dhinaca cilmiga barashada saadaasha hawadda ee loo yaqaano Meteorological, kaasoo ka shaqeyn jiray wakaaladda sahaminta cimiladda hawadda, ayaa ka fadhiistay shaqadii uu ka hayey wakaaladdaasi, ka dib, markii muddo dhowr-billood ah ay soo food saartay in ay kala duwanaadeen cimiladdii iyo war-biximihii uu kaga faaloon jiray saadaasha hawadda maalmaha soo socda, taasoo sababtay in khal-khal iyo jahwareer weyni ku abuurmo   dhamaan bulshadii ku noolleyd degaanaddii uu ka soo jeeday Khabiirkaas. Sidaa darteed  muddo yar k...

Sheeko Gaaban: Tuuggii Daacadda ahaa

Image
                                                                                                                                                                 Date: 1st /September/2016 Boqorkii ugu xikmadda badnaa Boqoradii ka soo taliyey aduunka qarnigii 18-aad ee aynu soo dhaafnay, inkastoo boqorkaasi uu lahaa xikmaddo wanaagsan, haddana  waxa caado u ahaan jirtay isagoo is qarinaaya, uu soo dhego-dhegeeyo wararka la isla dhex-marayo ee ka jira goobaha bulshada caasimadda ku nooli ay ku kulmaan, bal si uu u ogaado xantiisa . Waxa uu inta badan jeclaa, kuna taami ji...

Maareynta Xallinta Khilaafaadka Isku-Dhaca Iyo Wada-Xaajoodka.

Image
                                                                                                   Date: 23 rd / July/ 2016 Fursad marka loo geeyo khatar wadarteedu waa khilaaf, waxaana aad u adkaata sidii loo arki lahaa muuqaalka fursaddaas, balse, waxa muuqata khatarta oo kaliya. Khilaafku waxa uu ku lug yeeshaa geeddi-socodka nabadda iyo wada-noolaanshaha degenaanshaha bulshada, sababaha keena isku-dhaca amma khilaafka waxaana lagu tilmaama mid halgameed, mid siyaasadeed, mid jinsiyadeed, mid shaqsiyadeed, mid shaqo, mid mucaaridnimo, mid iska caabineed, mid dhaqaale,  ama ha noqoto fikrado bilaa ujeedo ah, muranno khiyaali ah oo si ula-kac ah la iskaga soo horjeedo,  amaba kuwo ka dhasha qeexitaanka qiimeynta nid...

Daawooyin Iibinteedu Mamnuuc Ka Yihiin Dunida Oo Aad Ka Hellayso Goobaha Adeegyadda Caafimaadka ee Somaliland.

Image
                                                                                                                                Date:28th /June/2016 Dawada suuxintu waa habka ama dariiqa kaliyaata ee loo maro xakameynta xanuun biinta wakhtiga lagu guda jiro qaliinka, taasoo qofka ka caawisaa dhinaca neefsashada, cadaadiska dhiiga oo ay weheliyaan garaaca iyo dhawaaqa wadnaha . Waxaana loo isticmaalaa Daawooyinka suuxinta,  laba qaab oo kala ah, marka la doonayo in la luminayo dhamaan dareenwadayaasha qofka iyo marka la doonayo in la  luminayo qayb ka mid ah dareenwadayaasha jidhka aadamaha,  waxaanu qofku dareemaa  nashaad badan, illowshii...

XAFLADDA QALIN JABINTA JAAMACADDA CSI EE HARGEYSA SOMALILAND

Image
XAFLADDA QALIN JABINTA JAAMACADDA CSI EE  HARGEYSA SOMALILAND Waxa maanta lagu qabtay hoteelka ambassador ee caasimadda Hargeysa xafladda  qalin jabinta dufacaddii Labaad ee CSP2 Project Management  Jaamaca CSI ee Hargeysa kaasoo socday 21-Oct-2015 illaa iyo 15-July-2016.

Xaaladda Iyo Xeeladda Hoggamiyaha

Image
Xaaladda Iyo Xeeladda Hoggamiyaha  Qaybtii-2-aad                                                                                     4-May-2016 Qaybinta hawlaha : waa mid labadooduba ay hooseeyaan xidhiidhka iyo hawluhuba,  waana dariiqa kaliya ee lagu daadajiyo masuuliyadda iyo xukunadda dowliga ah, shaqaaluhuna waxay bixiyaan heshiis weyn oo xoriyadeed taasoo la farsameeyey, haddii shaqaalahaasi ay ku fillan yihiin wax-badan, calaamadda ay bixisaana waa habka ugu saxsan. Waxaana muhiim ah in hoggaamiyuhu ku ixtiraamo habka awoodaha ay u kala leeyihiin shaqada, iyadoo aan la kormeerayn, ama wax badan laga taageerayo dhinaca hab-dhaqanka, siday doontaba ha-noqotee, marka wakhtigiisu sii dheeraado habkan natiijadeeduna waxay noqotaa in aanu hoggaamiyuhu si...

Xaaladda Iyo Xeeladda Hoggamiyaha

Image
                                                                        Date:   3rd/May/2016 Somaliland waxa ay ka mid tahay, 31-ka wadan ee maanta sida fiican ay uga hir-galeen nidaamka dimuquraadiga ee loogu tartamo siyaasadda awoodda tallada dalka, ee ay dadku ku doortaan hoggaamiye ku hoggaamiya nidaamka siyaasadeed ee dalka u dajisan, taasoo loo marayo awoodda siyaasadeed iyo nidaamka siyaasadeed ee la doortay in lagu badelo xukuumada hab-doorasho oo xor ah, xukuumadaha ka jira qaaradaha Aduunka. UPCOMING ELECTION IN THE WORLD 2016 Qaaradda Aasiya waxa ka mid ahaa wadamadaasi,   India, Japan, Mauritius, South Korea, Sri Lanka, Taiwan. Wadamada Qaaradda yurubna waxa ka mid ah; Austria, Belgium, Denmark, Finland, Germany, Iceland, Ireland, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Unite...