Badda Haanta
Naayaa dhig-dhigo dhabar yar
Geelii dhabada qaad
Kuraygii dhaqaaq joogsay
Naylihii dhawaaq daa
Waagii dharaarow'ye
Sow ma'ba dhanaannaatid
Ma fayoobid oo
ogi
Faro’na kuguma yaal
Ma’furkaa lagaa nuugay
Haantu iyadoo doora
Oo doobir
weyn la’lisa
Ayey doob gocorra aragtay
Dabadeed laga quusa
Qoraa Maxamed Faarax
Qot

Comments
Post a Comment
Mahadsanid