Waa Maxay xikmada ku jirta Tirooyinka kow illaa iyo Sagaal (1-9) ? Q/3-aad
30th /March/2013 Waxa aynu qormadeenan taxanaha ah ku eegidoonaa xikmaddaha iyo mucjisadda ku jirta Tirooyinka Tirooyinka Kow illaa iyo Sagaal (1-9), haddii aynu u fiirsano tirooyinkaas, waxa ay inna tusinayaan in ay ku gaddaaman yihiin xikmaddo rabaaniya, kuna duugan yihiin wax-yaabo badan oo mucjisooyin ahi, tusaale ahaan haddaynu u soo qaadano xikmaddaha ku jira Dhinaca tirooyinka Kow illaa iyo Sagaal (1-9), waxa aynu odhan karnaa waa sidan:- Tiradda Afar (4) 1. ...