Saturday, March 30, 2013

Waa Maxay xikmada ku jirta Tirooyinka kow illaa iyo Sagaal (1-9) ? Q/4-aad

                           
                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                30/ March/2013
                             

Waxa aynu qormadeenan taxanaha ah ku eegidoonaa xikmaddaha iyo mucjisadda ku jirta Tirooyinka Tirooyinka Kow illaa iyo Sagaal (1-9), haddii aynu u fiirsano tirooyinkaas, waxa ay inna tusinayaan in ay ku gaddaaman yihiin xikmaddo rabaaniya, kuna duugan yihiin wax-yaabo badan oo mucjisooyin ahi, tusaale ahaan haddaynu u soo qaadano xikmaddaha ku jira Dhinaca tirooyinka  Kow illaa iyo Sagaal  (1-9),   waxa aynu odhan karnaa waa sidan:-



Tiradda Todoba (7)
Cibaaddada iyo xidhiidhka Aadamaha

1.     Ma ogtahay in Qur’aanka lagu sheegay (7) sabuul.
 2.      Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) sac.
 3.     Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) malag “Jibriil ,Makahiil,Israafiil  ,Rudwaan ,Maa’lik ,Mu’kar,Ma’kiiyr”
 4.     Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) Cadaabood “Jahanama, Jaxiima, Saciira, Saqara, Sam-hariira, Xudama, Haawiya”
 5.     Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) Jano “Fardowsa,Cadni,Naciima, Mawa,Rowda,Riyad,….”
 6.     Ma  ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) samo
 7.     Ma ogtahay in qur’aanka uu yahay (7) jalaad (Dhawaaq)
 8.     Ma ogtahay in salaada ciida la aqriyo takbiirta (7) jeer.
 9.     Ma ogtahay xajka marka la dawaafayo lagu wareego (7) jeer.
 10.   Ma ogtahay in buurta safwa orod lagu maro (7) jeer.
 11.   Ma ogtahay marka dhagax- tuurashada  ay tahay (7) jeer....
 12.   Ma ogtahay in ilmaha lagu amro salaadaiyo Tarbiyada  marka ay gaadhaan (7) jir.
 13.   ma ogtahay in marka uu ilmu dhasho loo wanqalo  maalinta (7) aad
 14.   Ma ogtahay in jireen mucjisooyinkii ugu weynaa ay ahaayeeny (7) Mucjiso (Nabi adan, Xawa, Nabi Ciise, Ushii nabi Muse, Hashii reer Tamuud, Wankii Nabi Ismaciil  iyo dhalinyaradii Yoomul kaaf)
 15.   Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay  (7) nin “Abiilahab ,Qaaruun,Haaman,Saamiri, Fircoon ,Aasar ,Nabruud”
 16.   Ma Ogtahay in gabadha Waligeedu yahay (7) qof, “Aabaheed, Wallaalkeed, wallaalkeeda xagga aabo, Wallaakeed xagga hooyo, awowgeed, Abtigeed iyo Inan ay dhashay (Haddii  uu jiro)
 17.   Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey inaad  guursato  (7) dumar ah “ Mushrikada,Gabadhaada hadii aad furtay sadddxdii dalaaqadood, Afar dumar ah hadaad qabtid ta-shanaad, Gabadha Nin kale uu qabo, Gabadha aan cadad bixin, Gabadhaadu inantay wadatay, laba dumar ah oo wallaalo ah isku mar inaad guursato”
 18.   Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka  (7) dumar oo ka mid ah qoyskaaga “Hooyadaa, Walaashaa, Habaryartaa, Edadaa, Walaashaa xaga-hooyo, Walaashaa xaga-aabo, Inanta naaska wada jaqdeen”

19.   Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey  guurka (7) dumar oo kamid ah Ehelkaaga “ Inantaada, Inanta inankaagu dhalay,Inanta ay inantaadu dhashay, Ayeydaa xaga aabo, Ayeydaa xaga hooyo ,Inanta aad abtiga u tahay, inanta aad adeerka u tahay”

20.   Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah Qaraabadaada “ Sodohdaa, Gabadha  inankaagu qabo,  Inaadeertaa, habar-wadaagtaa, Aayadaa aabo, gabadhaada habar-yarteed, gabdhaada Ededeed
 21.   Ma ogtahay Quraanka kariimka ah suuradda faataxadda sirta ku jirta (7) xaraf ee ka maqan.
Cimilada iyo Deegaanka
22.   Ma ogtahay in qaaradaha dunida ay yihiin (7) qaaradood
 23.   Ma ogtahay in dhulku uu yahay (7) arlo
 24.   Ma ogtahay in badaha  ay yihiin (7) badood (Pacifica an ,Atlantic Ocean,Black sea,Red sea,Meditareine sea,Cranbian sea,Indian Ocean)
 25.   Ma ogtahay in Ciidu ka kooban tahay (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’)
 26.   Ma ogtahay in Awoodda xajmiga Biyaha saafiga ah ee la cabo lagu qiimeeyo  (7)-da, haddii ay ka hooseeyaana ay noqdaan biyo khafiifa oo aysiidh ah, haddii ay ka bataana biyo adag.
27.   Ma ogtahay in Alle “subxaanahu watacaalaye” uu jidhka Aadamaha ka abuuray Ciid “ Ciiduna waxay u qeybsantaa  (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’)
 28.   Ma ogtahay in Macdamaha dhagaxaantu` ka kooban yahay (7) Dhagax Gum Stones“Ruby, Diamond, Blue panel, Green panel, Amoral,Topaz, sphere”
29.   Ma ogtahay Dhagaxu ka kooban yahay (7) Nooc “Quarts ( sand),Halite (Cusbo), Calcite(nurad), Gypsum(Dhagax), Pyrite(Bir), Diayone(carbon), Feldspar”
 30.   Ma ogtahay  in dabayshu ka kooban tahay (7) dabaylood “Flurries (fore),Scattered tunder storm(dufan), Humid air (dhado), Cooler air(dhaxan), Muggy air(ceeryaan), Dry -air(dheel),Sunny air(hanfi)”
 31.   Ma ogtahay in Roobku ka kooban yahay (7) Nooc (Rain, Trace rain, Shower(mayey), Tunder and storm rain(mahigan), Haze/hail, Snow-rain, Snow-shower)
 32.   Ma ogtahay in Jihooyinku (directions) yihiin (7) Jiho Waqooyi, koonfur, Bari, Galbeed, Kor, Hoos, Badhtamaha,”
 33.   Ma ogtahay in midabada qaanso roobaadka ay yihiin (7) midab.
 34.   Ma ogtahay maalmaha Todobaadku  in ay yihiin (7) maalmood.
 35.   Ma ogtahay maalmaha todobaadku in ay leeyihiin (7) Astaamood “ Maanta, Ba’ri, Shalay, Doraad, Sahandanbe, Saakuun, Sidataal”
 36.   Ma ogtahay in ay jiraan (7) Midab
Todobada Meeraha
37.   Ma ogtahay akhristow in dayaxa uu sameeyo bishii (7) wareeg.
 38.   Ma ogtahay in meeraha inta la arki karaa ay tahay (7) (Sun, Moon, Mercury, Venus, Mars, Jupiter and Saturn).
 39.   Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Guga uu marro  (7) God ee Raqaha.
 40.   Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Xagaa uu marro  (7) God ee Dirir-sagaalood.
 41.   Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Deyrta uu marro  (7) God ee Daalalo.
 42.   Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Jiilaalka uu marro  (7) God ee Cirir.

Dhaqanka

43.   Ma ogtahay akhristow in lamaaha is guursada ay (7) galaan
 44.   Ma ogtahay in dhaqanka carabtu ay u bixiyaan ilmaha ku dhasha mucjisada (7) Sabca
 45.      Ma ogtahay in aduunka ay jiraa (7) Diimood “Buddhism, Christianity, Islam, Confucianism/Taoism Chins Religious, Judaism (Jewish People), Shinto’s (Japans Religious), Hinduism”
 46.     Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Macbad“Temple’s, Charge, Mosque, Synagogues, Monasteries,  iec”
 47.   Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) luuqadood
 48.   Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Calaamadood “Wheel of the law, Latin cross, Star and crescent, ying-yong, Star of David, Tar tin-gate way, Om-or Barahma-Atam hindu”
 49.   Ma ogtahay in dhawaaqa qalab ciyaareedku(Music) ka kooban yahay (7) cod “'do', 're', 'me', 'fa', 'so', 'la' and 'te'.
 50.   Ma ogtahay in ciyaaraha Somalidu ka kooban yihiin (7) Ciyaarood. Dhaanto “Hirwo”, Bottor “Jiib iyo Jaan”, Saylici “Wala-saqo”, Jaan-dheer, Baar-cade,Shirbo “ Hoo-labi”, Harimaadee
 51.   Ma ogtahay in suugaantu ay tahay (7) nooc. Gabay,Geeraar, Guure,Jiifto,Buraan-bur, Hees-hawleed, Maanso.
 52.   Ma ogtahay in yagleelida hal-muceedku ka soo maaxdaan ay yihiin (7) Hal-abuur, Qays, Baar-cade, Gabayaa, Abwaan, Qaryeen…...
 53.       Ma ogtahay in ka hor curashada Guga inuu da’o Roobka Todobka la yidhaa (7) maalmood
 54.    Ma ogtahay Akhristow in marka qofku uu dhinto loo dhigo Go’gol (7) Cisho
Todobada Meertada Nolosha iyo Xidhiidhka Aadamaha
55.   Ma ogtahay in Midabada Wajiyada dadku ka kooban yihiin (7) Nooc“Negero,Semetic,Mulato, Indo-European, Hemi tic, Red-indians, Asiatic.)
 56.   Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay yihiin(7) Nooc “Philosophical Hand, Primary Hand, Square Hand, Spatulate Hand, Psychic Hand, Conical Hand, Mixed Hand”
 57.   Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay leeyihiin (7) Xariiqood “Head-line, Heart-line, Life-line, Health-line, Fate-line, Fame-line, Money-line”
 58.   Ma ogtahay Tayada Xarriiq kasta ee Gacmaha Dadku inay yihiin (7) Nooc.
 59.   Ma ogtahay in makaanka dhererkiisu yahay (7) cm
 60.   Ma ogtahay in Makaanku u Ooyo  inuu uuraysto (7) Cisho
 61.   Ma ogtahay in ugxantu u soo socoto gidaarka ilma-galeenka mudo (7) Cisho ah.
62.   Ma ogtahay in ilmaha ishinkiisu u buuxsamin uu ku dhasho (7) bilood
 63.   Ma ogtahay akhristow taabasha eyga la meyro (7) jeer.
 64.   Ma ogtahay in  Dadka maskaxda badani ay  leeyihiin (7) arimood “focus faculty ,image faculty, dark faculty, time faculty, motive faculty, I-Am faculty and Light faculty”
 65.   Ma ogtahay in Qiimeynta pH-ka sida caadiga ah waxa u dhaxeeya ku noqoshada acidity and alkalinity waa (7).
 66.   Ma ogtahay in lafaha aadamuhu u qayb-samaan (7) qaab “Spine and Vertebral column(26), Cranium(8),Face (14), Hyoid bone, sternum and Ribs(26), Upper extremities(70), Lower extremities(62)”
 67.   Ma ogtahay in qoysku ka kooban yahay (7) Qof “ Hooyo, Aabo, Walaal, Walaashaa, Inankaaga, inantaada, Afada ama Ninkeeda
 68.    Ma ogtahay in Cuntada ay ka kooban tahay (7) Nooc “Wheat,Barley,Grapes, Figs,Pomegranates,Olives,Dates.
 69.   Ma  ogtahay in Walaxda kimikalka Nitrogen in tirad atom keedu uu yahay (7)
 70.   Ma ogtahay in Qanjidhada Aadamuhu (Endocrine Glands) ay yihiin (7) Qanjidh. “ Pineal gland,Hypothalamus gland,Pituitary gland, Thyroid gland, Adrenal gland, Pancrease gland, Overy and Testinal gland “
 71.   Ma ogtahay in maqaarku ka kooban yahay (7) Diir, “ lower dermis, dermis, Epidermis, Subscantoues Cardiac muscle cells,skelletone muscle cell, Smooth muscle cells”
 72.   Ma ogtahay in marka la tukanayo la saaro dhulka (7) Xubnood
 73.   Ma ogtahay in magaca Kulmiye Falaga uu ku leeyahay todoba kana kooban yahay (7) xaraf

Dhirta
74.   Ma ogtahay Dawooyinka Dhirta ee ugu qaalisani ay yihiin (7) Geed “Toon, Xabaasuud,Xildiid,Sinjibiil,Fil-fil,Shanfax, Saliid seed

Tiradda (9)
1.     Ma ogtahay in Nabi Muuse (CS) uu Alle siiyey (9) Mucjiso,
 2.     Ma ogtahay in Nabi Muxamed (CSW) uu guursaday  (9) dumar ah, ,Sawda,Xafsa, Caaisha,  Saynab bintu jaxshin,Juweeriya,umu xabiiba,Umu-salaama, Safiya, Maymuuna. maarka laga reebo laba dumar ah oo aanu aqal galin(Asma iyo Camra) iyo Adoon ahaa (maariya iyo Rayxaana) iyo Laba geeriyooday (Saynab bintu kusayma iyo Khadiija)
 3.     Ma ogtahay in Nabi Muxamed (CSW) Caaisha uu ku guursaday (9) jir.
 4.     Ma ogtahay in marka la isku geeyo Da’dii uu ku dhintaya Nabi Muxamed (CSW)  ay tahay (9)
 5.     Ma ogtahay in Bisha barakaysan ee ramadaan ay tahay taariikhda hijriyada bisha (9) aad.
 6.     Ma ogtahay in Aadamuhu ku dhasho (9) bilood 
 7.     Ma ogtahay in Waajibaadka gudashada-xajka ee qofka looga baahan yahay ay tahay (9), Inuu islaam yahay, Inuu ka weyn yahay 15 jir, Inuu awoodi karayo dhinaca dhaqaalaha iyo awoodaba, inuu sii xidho, timaha oo xiiro, xidhashada  Laba go ee cadcad, inuu gawraco neef, inuu dawaafo, Dhagaxa oo tuuro.
 8.     Ma ogtahay in gudashada-xajka maalinta ugu-weyni ay tahay (9) bisha carafa. 
 9.     Ma ogtahay in indhaha Aadamahu ka kooban yahay (9) Midab, Brown, Hazel “light brown and dark green”, Gray (like blue-green), Blue, Violet “ shape like blue eyes” Amber “yellowish/golden” Green, Red, Black 
 10.   Ma ogtahay in Qaabka naasaha Dumarku ay yihiin (9) Nooc.
 11.   Ma ogtahay in  Meerayaashu ay ka kooban yihiin (9) meere. Qorax  , Dayax, Dar-daar ama Mushtar , Raage, Lib-dhe (Sumad), Saxal, Neptune (Ili-maqabatay), Jil-boole, Mariikh.
 12.   Ma ogtahay in Dabeecada ah Aadamuhu ay yihiin (9) Nooc, love, joy, peace, patience, kindness, goodness, trustfulness, gentleness, and self-control

13.   Ma ogtahay in tirooyinku ka kooban yihiin (9)
 14.   Ma ogtahay in  Luuqada “ garaamarku ka kooban yahay (9)” the verb, the noun, the adjective, the participle, the conjunction, the article, the pronoun, the preposition and the adverb - interjection apart.
 15.   Ma ogtahay in qalabka loo adeegsado “Dagital” xisaabaadka inuu ka kooban tahay (9) 
 16.   Ma ogtahay in tirada 0-9 marka aad ugayso 9-0 inay tahay (9) [0+9]=9  1)[1+8]=9 (2)[2+7]=9  (3)[3+6] =9  (4)[4+5=9]   (5)[5+4] =9  (6)[6+3] =9  (7)[7+2]=9   (8)[8+1] =9 (9)[9+0]=9
 17.    Ma ogtahay in tirada 1-9 marka aad isku-dhufato hadana aad isugayso inay tahay (9) 1)[1x9=09,9+0]=9  (2)[2x9=18, 1+8]=9   (3)[3x9=27, 2+7]=9   (4)[4x9=36, 3+6]=9   (5)[5x9=45, 4+5]=9   (6)[6x9=54,5+4]=9    (7)[7x9=63, 6+3]=9   (8)[8x9=72, 7+2]=9   (9)[9x9=81, 8+1]=9
 18.   Ma ogtahay in tirooyinka 0-9 marka aad ugayso, kuna dhufato tarada (9) ay ku siinayso sidan, 
0 x 9 + 1 = 1
1 x 9 + 2 = 11
12 x 9 + 3 = 111
123 x 9 + 4 = 1111
1234 x 9 + 5 = 11111
12345 x 9 + 6 = 111111
123456 x 9 + 7 = 1111111
1234567 x 9 + 8 = 11111111
12345678 x 9 + 9 = 111111111
123456789 x 9 + 10 = 1111111111

19.   Ma ogtahay in kitaabka quraanka kariim ah suurada aan  bisinka lahayni  ay tahay suurada  (9) aad.

20.   Ma ogtahay in kitaabka quraanka kariim ah suurada aan  bisinka lahayni ay tahay Jiska (9) aad.

21.   Ma ogtahay in Baabacada Gacanta bidix Xariiqada Head-lineka, marka loo geeyo xariiqaha Heart-lineka iyo Life-linke ay  tahay(9)

22.   Ma ogtahay in Baabacada Gacanta Midig Xariiqada Head-lineka, marka loo geeyo xariiqaha Heart-lineka iyo Life-linke ay  tahay (9)

23.   Ma ogtahay in Sacu uu ku dhalo mudo (9) Bilood.

24.    Ma ogtahay in Magaca Xirsi uu burjiga ku leeyahay  (9)aad.

25.   Ma ogtahay in Taariikhda  Bisha  (9)aad, la yidhaa waran –weer.

26.    Ma ogtahay in Burjiga Liifato la yidhaa uu yahay (9)aad.

27.    Ma ogtahay in marka la isu-geeyo 3600 ee ilbidhiqsiyada saacadii ay tahay (9) [3600, 3+6+0+0 ]=9

28.   Ma ogtahay in marka la isu-geeyo 172800 ee ilbidhiqsiyada maalintii  ay tahay (9) [1+7+2+8+0+0=18, 1+8 ]=9

29.    Ma ogtahay in Dabeecada ay noqdaan  dadka magaca burjigoodu uu noqdo (9) sida,    Siyaasiyiin, Garyaqaanada, Culimada, Wasiirada, macalimiinta, Kuwa dhirta wax ku daweeya iyo Deegaanka, Samo-talis”Peacemaker” (multi-talented, compassionate, and global).

Mr. Maxamed Faarax Qoti
Tell: 2522-063-4426743

No comments:

Post a Comment

Mahadsanid