Posts

Somaliland: Government Cautions on Ebola

Image
Somaliland: Government Cautions on Ebola By: Yusuf M Hasan July/31/2014 HARGEISA (Somalilandsun) – The government of Somaliland intends to screen all visitors to the country especially those whose journey emanate or has traversed West Africa. This was informed by the ministry of health Director of sanitation and public health Mr. Mohamed Farah Qoti who said that the screening is geared towards ensuring persons infected with the Ebola virus do not enter the country. "We have requested the Immigration department to fully cooperate with health officials at all entry points namely within Airports, Borders and seaports" revealed Qoti According to the ministry of health the screening is only pertinent to those who have been recently in some West African countries like Liberia, Serra Leone and Guinea where the spread of the   deadliest to date   Ebola has so far claimed 600 lives of the reported infected figure of 1,093. Should you be afraid of the Ebola th...

Cudurka Halista ah ee EBOLA ee Afrika ku baahay oo laga digay inuu Somaliland u soo gudbo

Cudurka Halista ah ee EBOLA ee Afrika ku baahay oo laga digay inuu Somaliland u soo gudbo Hargeysa(Aftahannews):- Madaxa Maaraynta Qashinka iyo Ka-xakamaynta Khataraha Deegaanka ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Faarax Qoti, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dekedaha, madaaradda iyo Laanta Socdaalka inay ka feejignaadaan dadka u kala safra Somaliland iyo dalalka Afrika ee uu ka dillaacay cudurka hallista ah ee Ebola Virus. Sarkaalkan ayaa qoraal uu soo saaray shalay oo nuqul ka mid ah uu helay Aftahannews, waxa uu ku sheegay in xannuunka Ebola yahay mid halis ah oo aan wax dawo ah lahayn, isla markaana la hayn tallaal lagaga hortago, sidaa awgeedna ay waajib tahay in laga taxadiro isu-socodka waddamada cudurkaas ka dillaacay dalalka Galbeedka Afrika. Qoraalkaas uu soo saaray Madaxa Qashinka iyo Ka-xakamaynta Deegaanka ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Maxamed Faarax Qoti ee Aftahannews helay waxa uu u qornaa sidan:- “Waxaannu la socodsiinaynnaa  dhammaan masuuiyii...

“Dr. Macow Wuxuu Doonayey Inuu 40-Kii Ill-Bidhiqsiba Ku Baadho 1 Hal Qof Oo Bukaan Socod, Taasina Ma Waafaqsana Siyaasadda Caafimaadka, Waana In Sharciga La Mariyaa”

Image
“Dr. Macow Wuxuu Doonayey Inuu 40-Kii Ill-Bidhiqsiba Ku Baadho 1 Hal Qof Oo Bukaan Socod, Taasina Ma Waafaqsana Siyaasadda Caafimaadka, Waana In Sharciga La Mariyaa”   Madaxa Maaraynta Qashinka Iyo Ka Hortaga Khatarta Deegaanka Ee W/Caafimaadka Maxamed Faarax Qoti Hargeysa, March 30, 2014 (Jamhuuriyanews) – Madaxa maaraynta qashinka iyo ka hortaga khatarta deegaanka ee wasaarada caafimaadka Somaliland Maxamed Faarax Qoti ayaa sheegay in talaabada lagaga joojiyay Dr. Macow hawshii baadhitaanka bukaan socodka ee lacagaha farabadan uu kaga qaaday la kulankiisa ay tahay arrin saxa, isla markaana Dhakhtarkaasi hanaanka uu u agaasimay Baadhitaanada caafimaad ee bukaan socodkii loo sii diiwaangaliyay ay baalmarsan tahay sharciga Caafimaadka. Maxamed Faarax Qoti waxa uu intaa ku daray in kharashka baadhitaan ee uu ka qaaday bukaan socodka qofkiiba tahay $40, halka muwaadinka dhakhtarka ah ee Somaliland baadhitaanka bukaan socodka ay ka qaadaan qofkiiba 5000 ilaa 2000/Shil...

Khatarta ka soo fool leh sunta wasiir buureed sheegay in Badda lagu shubay ee aanu qaylo-dhaanta ka bixin.

Image
  Hargeisa (Haatuf)  5. Murch. 2014. wasiirka wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka badda Cali jaamac  buureed ayaa 1 bishan saddexaad  war-bixin siiyey qaar ka mid ah warbaahinta, isagoo sheegay oo kaga waramay in maraakiib shisheeye ay sun ku qubeen meelo kamid ah badda Somaliland, balse wasiirku suntaasi khatarta iyo saameynta ku soo fool leh badda iyo deegaanka qaylo-dhaan kamuu bixin. Tanni maaha wax la sahashan karro summaha iyo wal-xaha kale ee lagu daadiyey  baddeena taasina waxay saameyn khatar ah ku keeni kartaa khayraadka baddeena, deegaankeena iyo caafimaadka bulshadeena , haddii aan laga hortagin, oo aan la iska kaashanin sidii gacan bir ah la iskaga qaban lahaa maraakiibta ku soo xadgudbaysa baddaheena eek u daadinaya sumaha iyo walaxa kale. Sidaa daraadeed annagoo ka duulayna siyaasadda fayo-dhowrka wasaaradda caafimaadka,  waxaanu qaylo-dhaan u diray dhamaan haydaha caalamiga ah ee Illaada badaha nool inay soo faragaliyaan ...

SOMALILAND: FARAHA, FALLAGA IYO AFARTA-MADAX-WEYNE MAXAA KA DHEXEEYA?

Image
                                                                                                                                                                                                                       11/February/2014 Inkastoo aanay caado ii ahaan jirin wax ka sheega masuuliyiin xijaabtay iyo kuwa hadda nool, haddana   waxaan halkan ku iftiimin doonaa  qormo hore oo  male aadame  aanu ku mala’awaalayey, taas...

Somaliland :-Wasiir Beertiiisa ku dhisay Wasaaradda Caafimaadka

Image
                                                                                                                                                                                                                                                                                             ...
Image
Xafladii daahfurka Buugga Dhaxalkii-Gobonimadda Xafladii daahfurka buuga Hargeysa-(Berberanews)–Buug laga qoray Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo magciisa la yidhaa DHAXALKII GOBONIMADA, ayaa lagu daah-furay magaalada Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo uu maalgeliyey Wargeyska   Jamhuuriya   oo lagu qabtay shalay huteelka Imperial ee caasimadda, taas oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin iyo marwooyin ay ka mid yihiin Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, Guddoomiyaha Guddiga Joogtada Golaha Guurtida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe), Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Md. Maxamuud Barre Axmed (Garaad), murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, qoraaga Boobe Yuusuf Ducaale, Maareeyaha Jamhuuriya Media Group Mr. Mustafe Sacad Dhimbiil, xildhibaanno iyo marti sharaf kale oo badan,  buuggan oo ay ku xardhanaayeen dhama...