Saddex caabuqa uma fiicna baa la yidhi,

 


Saddex caabuqa uma fiicna baa la yidhi, 

-Gu'goo ku curtay cirkoo caad leh, sida gu'gan aynu maanta galnay caadku uma fiicna baa la yidhi, waxa la filan jiray roob yaraan.

-Aroos cadho lehna ma'fiicna baa la yidhi, Arooska ama Aroosadda midkood haddii uu cadho qabo ka kale ayuu qaadsiiyaa baa la yidhi

-Ugub carcar leh ma'fiicna baa la yidhi, taas waxaan u dhaafayaa akhristayaasha sharafta mudan in ay sharax kooban ka bixiyaan.


Author. Mohamed Farah Qoti

Comments

Popular posts from this blog

Dadku noocyo badanaa

Duuliyayaashii hore iyo Duuliyaha Maanta

Xoriyaddu waxay ku timaadaa dhiiga geesiga, madax-bannaaniduna....