Toban su'aallood oo ceeb ku ah Adduunka, oo wali ay ka jawaabi kari laayihiin!

1- Waa maxay sababta Somaliland u noqon weyday gooni u goosad, ee ay u tahay la soo noqoshaddii qarannimadeedii sharciga ahayd?

2- Sideebay odayaashii dhaqanka ee xeer beegtidu (Guurtidu) u aasaaseen dimuqraadiyaddan casriga ah?


3- Sidee ayey Somaliland ku noqotay Silicon Valley, iyagoo aan hellin kaalmo shisheeye?

4- Xaqiiqada dhabta ah ee ka danbeysay Nabadda Somailand, ee aanay keennin ciidamada Nabad illaalineed ee qaramada midoobay ama ciidamo shisheeye? 

5-Waa maxay sababta Dekedda Berbera ee Corridor uu u yahay mid juqraafiya oo wax weyn ka beddela ciyaarta?

6- Bulsho ku dhisan ceymis bulsheed, oo aan lahayn dowladdo samafal?

7- Dimuqraadiyad ay horseed ka yihiin dhalinyaro oo ka jirta gobol ay ka taliyaan kali-talisnimadu?

8- Lacag qaran oo nool oo aanay aqoo saneyn Baanka Adduunka ee deeqaha bixiya?

9- 5,000- oo sannadood taariikhdan la qarinaayey ee ku duuga Laasgeel? 

10- Iyo waa maxay sababta guusha Somaliland ku gaadhay ay u ceebaynayso nidaamka aduunka?

Qoraa Maxamed Faara Qoti

Comments

Popular posts from this blog

Muwaadinkii soo bandhigay baahidiisa ee xadhiga loogu beddelay Somaliland.

Duuliyayaashii hore iyo Duuliyaha Maanta

Fanka