Sheeko Kale: Shaqadaydii Maaha

Sheeko Kale: Shaqadaydii Maxaa

Wali waxaynu ku guda jirnaa sheekooyinkeennii haalaasiga ahaa ee inta badan ku saabsanaa qorista qoraallada talooyinka maamul wanaagga iyo guusha shaqada lagu gaari jiray.

Waa sheeko ku saabsan afar masuul oo la kala odhan jiray, Qof-waliba, Qof-uun, Qof-kasta iyo Qofna, Afartan masuul ayaa loo igmaday inay qabanayaan shaqada aad muhiim ugu ahayd qaranka, waxa laga sheegay Qof-waliba in uu shaqadaas qabto, Qof-walba wuxuu hubay in uu shaqadaas qaban doono Qof-uun. kasaaray Qof-uun, xilli aanu Qofna qaban wixii Qof-kastaa uu qaban karayey.

Hadii aynu doonayno in aynu iska yeelno lagu gaadhi lahaa guusha nolosha aynu, waa in aynu nafteena daacad u noqonnaa, sababaha ah, go'naan qaad waxay ku lugta yeelashada marka ficil loo sameeyo shaqada la, waanna dariiqa kaliyaata ee lagu gaadho guusha shaqada aynu hiigsanayno, fadlan, ha'noqonnin sida Afartan masuul ee Qof-waliba, Qof-uun, Qof-kasta iyo Qofna.


Qoraa Maxamed Faarax Qoti

Comments

Popular posts from this blog

Dadku noocyo badanaa

Duuliyayaashii hore iyo Duuliyaha Maanta

Xoriyaddu waxay ku timaadaa dhiiga geesiga, madax-bannaaniduna....