Jihada loo Tukado


Nin Oday ah oo aanu maalin ka wada sheekaysanay jihada Somaliland u tukato, ayaa ii sheegay, in uu wajiga qiblada u jeediyo inta kale cumaan marka uu masaajidada ku tukanayo, sababtoo ah dhamaan Masaajiddadeenu jiho khaldan ayey dadka u Tujiyaan.

Alle (SW) wuxuu dejiyey jiho salaada loo tukado, taasoo ah amar la faray oo lagu waajibiyey dhamaan muslimiintu ay wajigooda u jeediyaan goobtan gaarka ah ee Masaajidka xurmada leh ee Kacbada (Al-Masjid al-Haram) oo ku yaala magaalada Maka ee dalka Sacuudi Carabiya, sida ku cad Qur'aanka kariimka ah suurada Labaad ee Al-Baqarah Aayaddeeda 149-150-aad.

Laakiinse, jihada maanta aynu u tukannaa waxay ku beegan tahay cumaan, haddaba, waxa isweydiin mudan salaadeenu sax miyey ku tahay jihadan ka hor imanaysa Amarkii Eebe?

Qoraa: Maxamed Faarax Qoti

Comments

Popular posts from this blog

Dadku noocyo badanaa

Duuliyayaashii hore iyo Duuliyaha Maanta

Fanka