Nebiyada Quraanka Lagu Xusay


Wali waxa aynu ku guda jirnaa sheekooyinkeenii haalaasiga ahaa, Murtideenii iyo Aqoon korodhsigeenii, waxa aynu maanta halkan ku soo qaadan doonaa 25-Nebi ee magacyadooda lagu xusay Quraanka kariimka ah, sidii ay u soo kala horreeyeen Nebiyaddaasi.(CS) iyo Faracooda.

1- Adam.

2-Idiris.

3.Nuux. 

4.Huud.

5. Saalix.

6.Ibraahim.

7. Luud. 

8. Ismaaciil.

9. Isaxaaq

10 Yacquub.

11.Yuusuf.

12.Shucayb.

13.Ayuub.

14.Dul-Kifli 

15.Muuse.

16.Haaruun.

 17.Daa'uud.

18. Suleymaan.

19. Ilyaas.

20.Ilyasac.

21. Yuunus.

22. Sakariye.

23. Yaxye.

24. Ciise.

25.Muhammad (scw)

By. Maxamed Faarax Qoti

Comments

Popular posts from this blog

Dadku noocyo badanaa

Duuliyayaashii hore iyo Duuliyaha Maanta

Fanka