Waa taariikhdii loo soo maray Codeyntii Dastuurka Qaranka jamhuuriyadda Somaliland
Waa
dhacdo taariikhiya oo uu ku baahiyey bartiisa muuqaal araga ,id ka mid
ah mareegaha muuqaal araga ee magaciisa la yidhaahdo Saxartire.news,
taariikhdaas oo ahayd wakhtigii lagu jiray codeyntii Dastuurka Qaranka
Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdu markay ahayd 30-kii bishii shanaad
ee sannadkii 2001
Comments
Post a Comment
Mahadsanid