Waa Maxay Xikmadda Ku Jirta Tirooyinka 1-9? Q/1-aad
30th /March/2013 Waxa aynu qormadeenan taxanaha ah ku eegidoonaa xikmaddaha ku jirta Tirooyinka Mucjisooyinka Quraanka kariimka, Jidhka Aadamaha iyo Tirooyinka Kow illaa iyo Sagaal (1-9), haddii aynu u fiirsano tirooyinkaas, waxa ay inna tusinayaan in ay ku gaddaaman yihiin xikmaddo rabaaniya, isla-markaana ay ku duugan yihiin wax-yaabo badan oo mucjisooyin lagu...