Xaaladda Iyo Xeeladda Hoggamiyaha
Xaaladda Iyo Xeeladda Hoggamiyaha Qaybtii-2-aad 4-May-2016 Qaybinta hawlaha : waa mid labadooduba ay hooseeyaan xidhiidhka iyo hawluhuba, waana dariiqa kaliya ee lagu daadajiyo masuuliyadda iyo xukunadda dowliga ah, shaqaaluhuna waxay bixiyaan heshiis weyn oo xoriyadeed taasoo la farsameeyey, haddii shaqaalahaasi ay ku fillan yihiin wax-badan, calaamadda ay bixisaana waa habka ugu saxsan. Waxaana muhiim ah in hoggaamiyuhu ku ixtiraamo habka awoodaha ay u kala leeyihiin shaqada, iyadoo aan la kormeerayn, ama wax badan laga taageerayo dhinaca hab-dhaqanka, siday doontaba ha-noqotee, marka wakhtigiisu sii dheeraado habkan natiijadeeduna waxay noqotaa in aanu hoggaamiyuhu si...