Posts

Showing posts from September, 2015

Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex Oo Gaadiidka Booyadaha Ku war-galinaysa Mar-labaad Inay Samaystaan Astaan Lagu Garto Hadba Waxa Ay Siddaan

Image
Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex Oo Gaadiidka Booyaddaha Ku war-galisay Mar-labaad Inay Samaystaan Astaan Lagu Garto Hadba Waxa Ay Siddaan. Hargeysa (Ramaas) Aug 10,2012 – Wasaarada Caafimaadka Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa Mulkiilayaasha iyo Dirawalada Booyadaha kala duwan ee ka kala shaqeeya biyaha la cabbo, shidaalka iyo kuwo qaada biyaha guryaha lagu dhiso inay samaysta an calaamado lagu garan karo waxa ay siddo. Wasaarada caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex waxay sheegtay in loo baahan yahay in booyadaha biyaha Cabitaanka dhaamiyaa aanay biyo ka soo qaadi Karin ceelasha biyaha ee aan nadiifta ahayn, sida ceelka Daami I.W.M. ee Magaaladda Hargeysa, sidaa daraadeedna loo baahan yahay in la sameeyo calaamado muujinaya hadba booyada Magaaladda dhex maraysaa waxa ay siddo, si looga taxadaro dhibaato caafimaad daro oo soo waajahda xaafadaha aanay gaadhin Qasabadaha Biyuhu. Qoraal kooban oo Caawa ka soo baxay xafiiska Madaxa Caafimaadka Guud ee Gobolka Maro...