Posts

Showing posts from September, 2012

Wasaarada Caafimaadka Oo Golaha Wakiilada U Gudbisay Qoraal Ay Kaga Dalbanayso In Xeerka Doorashooyinka Lagu Soo Daro In La Baadho Caafimaad Qabka Musharixiinta

Image
Wasaarada Caafimaadka Oo Golaha Wakiilada U Gudbisay Qoraal Ay Kaga Dalbanayso In Xeerka Doorashooyinka Lagu Soo Daro In La Baadho Caafimaad Qabka Musharixiinta Hargeysa (jamhuuriya) Sept 18, 2012 – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Golaha Wakiilada u gudbisay qoraal ay kaga codsanayso in xeerka doorashooyinka lagu soo daro qodob ka hadlaya caafimaad qabka Musharixiinta u tartamaya golayaasha deegaanka dalka Somaliland. Qoraalkan loo gudbiyey golaha Wakiilada oo uu ku saxeexan yahay Madaxa- Caafimaadka Guud ee Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Faarax Axmed, ayaa golaha Wakiilada lagaga codsaday in xeerka doorashooyinka lagu soo daro qodob ka hadlaya in la baadho caafimaadka Musharixiinta u tartamaysa gollaha deegaanka. Qoraalkan oo nuqul ka mid ah Ramaas heshay ayaa u dhignaa sidan “Madaxda sharafta leh waxaanu u soo gudbinaynaa in dib u eegis lagu sameeyo xeerka doorashooyinka oo aanay ku jirin caddaynta warqada caafimaad-qabka Musharixiinta, si loo helo Musharixiin xa...